Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dadkii reer Gaasa lagu yidhi, Samsoon halkanuu yimid. Oo intay hareereeyeen ayay habeenkii oo dhan magaalada iriddeeda ku gaadayeen, oo habeenkaas oo dhanna way aamusnaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Markuu waagu beryo ayaynu dili doonnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:2 macnaha guud