Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Deliilaahna markay ogaatay inuu u wada sheegay wixii qalbigiisa ku jiray oo dhan ayay u cid dirtay oo u yeedhay amiirradii reer Falastiin, oo waxay ku tidhi, Bal markan ii kaalaya, waayo, wixii qalbigiisa ku jiray oo dhan wuu ii sheegay. Markaasay amiirradii reer Falastiin iyadii u yimaadeen oo lacagtiina gacantooday ugu soo qaadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:18 macnaha guud