Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 16:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Deliilaah qaadday xadhko cuscusub oo ku xidhay isagii, oo waxay ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin way ku hayaan. Nimankii gaadmadii ahaana waxay ku jireen qolka hoose. Markaasuu xadhkihii gacmihiisa uga jaray sida dunta oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:12 macnaha guud