Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 15:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dillaacii dhagaxa weyn oo Ceetaam waxaa ku dhaadhacay saddex kun oo nin oo reer Yahuudah ah, oo waxay Samsoon ku yidhaahdeen, War miyaanad ogayn inay reer Falastiin inoo taliyaan? Oo haddaba waa maxay waxakan aad nagu samaysay? Oo isna wuxuu ku yidhi, Wixii ay igu sameeyeen oo kale ayaan anna ku sameeyey iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 15

arki Xaakinnada 15:11 macnaha guud