Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay aabbihiis iyo hooyadiis ku yidhaahdeen, War miyaan naagu ku jirin gabdhaha tolkaa, amase dadkayga oo dhan, oo maxaa kugu wata inaad ka guursato reer Falastiinka buuryoqabka ah? Markaasuu Samsoon aabbihiis ku yidhi, Iyada ii doon, waayo, aad bay iila wanaagsan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 14

arki Xaakinnada 14:3 macnaha guud