Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Ruuxii Rabbigu aad ugu soo degay isaga, oo wuxuu tegey Ashqeloon, wuxuuna ka laayay soddon nin, oo intuu soo furtay ayuu dharkii siiyey kuwii halxidhkii furay. Oo markaasuu intuu aad u cadhooday ayuu reerkii aabbihiis tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 14

arki Xaakinnada 14:19 macnaha guud