Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 14:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Samsoon naagtiisu ku hor ooyday, oo waxay isagii ku tidhi, Waxba iima aad samayn nacayb maahee, oo ima aad jeclid innaba. Dadkaygii waad halxidhay, oo iima aad sheegin. Markaasuu ku yidhi, Aabbahay iyo hooyaday toona uma aan sheegine, ma adaan kuu sheegayaa?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 14

arki Xaakinnada 14:16 macnaha guud