Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 13:24-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo naagtiina wiil bay dhashay, oo magiciisiina waxay u bixisay Samsoon; wiilkiina wuu koray, Ilaahna wuu barakeeyey isagii.

25. Oo Ruuxii Rabbiguna wuxuu bilaabay inuu ku dhaqaajiyo Maxaneh Daan, oo u dhexaysa Sorcaah iyo Eshtaa'ool.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 13