Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer Efrayimna way is-urursadeen, oo waxay u gudbeen xagga woqooyi, oo waxay Yeftaah ku yidhaahdeen, Reer Cammoon inaad la dirirto intaad u soo gudubtay, maxaad noogu yeedhi weyday aannu ku raacnee? Gurigaagaannu kugu dul gubi doonnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 12

arki Xaakinnada 12:1 macnaha guud