Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Adonii Beseq wuxuu yidhi, Toddobaatan boqor oo suulashoodii gacmaha iyo kuwoodii lugahu ka go'an yihiin ayaa cuntadooda ka urursan jiray miiskayga hoostiisa; oo sidii aan yeelay ayaa Rabbigu ii abaalmariyey. Markaasay isagii keeneen Yeruusaalem, oo halkaasuu ku dhintay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:7 macnaha guud