Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer Yahuudah waxay ku yidhaahdeen walaalahood reer Simecoon, Kaalaya oo markayaga na raaca aynu la dagaallanno reer Kancaane; oo annana sidaas oo kale markiinnaan idin raaci doonnaaye. Markaasay reer Simecoon raaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:3 macnaha guud