Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Manasehna ma ay eryin dadkii degganaa Beytshe'aan iyo magaalooyinkeedii, ama kuwii Tacanaag iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Door iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Yiblecaam iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, laakiinse reer Kancaan waxay doonayeen inay dalkaas degganaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:27 macnaha guud