Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 9:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtaada aad jeceshahay farxad kula noolow intaad ku nooshahay cimrigaaga aan waxba tarayn ee Ilaah qorraxda hoosteeda kugu siiyey oo dhan, waayo, taasu waa qaybtaadii aad ku heshay noloshan iyo hawshaadii aad qorraxda hoosteeda ku dhibtootay.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 9

arki Wacdiyahii 9:9 macnaha guud