Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 9:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jirtay magaalo yar oo ay dad tiro yaru dhexdeeda joogaan, oo waxaa iyadii ku soo duulay boqor weyn. Wuu hareereeyey oo dhufayso waaweyn hareereheeda ka dhistay.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 9

arki Wacdiyahii 9:14 macnaha guud