Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 8:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninna amar uma leh inuu nafta ceshado, oo maalinta dhimashadana amar uma leh. Oo wakhtiga dagaalkaasna fasax ma leh, oo sharnimaduna ma samatabbixin doonto kuwa iyada leh.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 8

arki Wacdiyahii 8:8 macnaha guud