Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasaan shuqulka Ilaah oo dhan fiiriyey, oo gartay inaan binu-aadmigu karin inuu soo wada ogaado shuqulka qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan, maxaa yeelay, in kastoo laysku dhibo in la soo ogaado, haddana taas innaba lama soo heli karo, oo weliba xataa haddii nin xigmad lahu uu u maleeyo inuu soo ogaado, haddana soo ma uu ogaan kari doono.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 8

arki Wacdiyahii 8:17 macnaha guud