Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jira wax aan waxba tarayn oo dhulka lagu sameeyo, waana inay jiraan kuwa xaqa ah oo ay wax ku dhacaan sida shuqulka kuwa sharka ah, oo haddana ay jiraan kuwa sharka ah oo ay wax ku dhacaan sida shuqulka kuwa xaqa ah. Oo waxaan idhi, Taasuna waa wax aan waxba tarayn.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 8

arki Wacdiyahii 8:14 macnaha guud