Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 7:7-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

7. Hubaal dulmigu nin xigmad leh wuu waalaa, oo laaluushkuna qalbiguu ka kharribaa.

8. Wax bilowgiisa waxaa ka wanaagsan dhammaadkiisa, oo kii dulqaadasho badanuna waa ka wanaagsan yahay kii kibir badan.

9. Xanaaq ha ku degdegin, waayo, xanaaqu wuxuu ku jiraa laabta nacasyada.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 7