Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waana nin Ilaah siiyey maal, iyo hanti, iyo sharaf, oo wax alla wixii naftiisu jeceshahayna aan waxba ka dhinnayn, oo haddana Ilaah isaga aan siin karti uu wax kaga cuno, laakiinse uu shisheeye iska cuno. Taasu waa wax aan waxba tarayn iyo dhibaato xun.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 6

arki Wacdiyahii 6:2 macnaha guud