Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad guriga Ilaah tegaysid is-ilaali, waayo, inaad u dhowaatid si aad wax u maqashid way ka roon tahay inaad bixisid allabariga nacasyada oo kale, maxaa yeelay, iyagu ma oga inay wax shar ah samaynayaan.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 5

arki Wacdiyahii 5:1 macnaha guud