Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jira mid keligiis ah oo uusan mid labaadna wehelin, oo aan wiil iyo walaal toona lahayn. Hawshiisa oo dhammu dhammaad ma leh, oo indhihiisuna taajirnimo kama dhergaan. Oo wuxuu isku yidhaahdaa, Bal yaan u hawshoonayaa, yaanse naftayda waxyaalo wanwanaagsan ugu diidayaa? Taasuna waa wax aan waxba tarayn, waana dhib aad u xun.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 4

arki Wacdiyahii 4:8 macnaha guud