Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka uu isagu u taliyey oo dhammu dhammaad ma lahayn, laakiinse kuwa isaga ka daba iman doonaa kuma rayrayn doonaan isaga. Hubaal taasuna waa wax aan waxtar lahayn iyo dabagalka dabaysha oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 4

arki Wacdiyahii 4:16 macnaha guud