Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan mar kale soo fiirsaday waxyaalaha dulmiga ah ee qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan, oo waxaan fiiriyey kuwa la dulmay ilmadoodii, oo mid u qalbi qabowjiyana ma ay lahayn. Kuwii iyaga dulmayay dhankooda xoog baa jiray, laakiinse iyagu qalbiqabowjiye ma ay lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 4

arki Wacdiyahii 4:1 macnaha guud