Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 10:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka ha ku caayin xataa fikirkaaga, oo taajirkana ha ku caayin qolladdaada jiifka, waayo, shimbir hawada duusha ayaa codkaaga qaadi doonta, oo wax baalal leh ayaa xaalka sheegi doona.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 10

arki Wacdiyahii 10:20 macnaha guud