Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 1:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kuwanu waa erayadii wacdiyihii ahaa ina Daa'uud oo Yeruusaalem boqorka ku ahaa.

2. Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, waa wax aan waxba tarayn, wax waluba waa wax aan waxba tarayn.

3. Bal maxaa faa'iido ah oo nin ka hela hawshiisa uu qorraxda hoosteeda ku hawshoodo oo dhan?

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 1