Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 9:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii nin qalaad dhexdiinna deggan yahay, oo uu doonayo inuu Rabbiga u dhawro Iidda Kormaridda, waa inuu u sameeyaa sida ay Iidda Kormaridda qaynuunkeeda iyo amarkeedu yihiin, oo kii qalaad iyo kii dalka ku dhashayba waa inaad isku qaynuun u lahaataan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 9

arki Tirintii 9:14 macnaha guud