Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 7:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay Rabbiga hortiisa keeneen qurbaankoodii oo ah lix gaadhi oo dedan, iyo laba iyo toban dibi. Labadii amiirba waxay keeneen gaadhi, amiir kastaana dibi, oo waxay geeyeen taambuugga hortiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 7

arki Tirintii 7:3 macnaha guud