Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas wadaadku waa inuu qaadaa wanka garabkiisa karsan, oo dambiishana ha ka soo bixiyo xabbad moofo ah oo aan khamiir lahayn iyo xabbad canjeero ah oo aan khamiir lahayn, oo iyaga ha saaro gacanta Nadiirka markuu madaxii isa-soociddiisa xiiro dabadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 6

arki Tirintii 6:19 macnaha guud