Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo dambiil ah kibis aan khamiir lahayn taasoo ah moofo ah bur saliid lagu daray iyo canjeero aan khamiir lahayn oo saliidu marsan tahay, iyo qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 6

arki Tirintii 6:15 macnaha guud