Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 4:48-49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

48. xataa kuwoodii la tiriyey waxay ahaayeen siddeed kun iyo shan boqol iyo siddeetan.

49. Oo sidii amarka Rabbigu ahaa ayaa loogu tiriyey gacantii Muuse, mid walba sidii hawshiisu ahayd iyo sidii waxqaadkiisu ahaa, oo isagii sidaasuu iyagii u tiriyey sidii Rabbigu Muuse ugu amray.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 4