Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 4:42-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

42. Oo kuwii qolooyinka reer Meraarii ee qolo qolo iyo reer reer loo tiriyey,

43. intii soddon sannadood jirtay iyo intii ka sii weynayd ilaa tan iyo konton jirka, mid kasta oo hawsha geli jiray si uu shuqulka teendhada shirka u sameeyo,

44. xataa kuwii qolo qolo loo tiriyey waxay ahaayeen saddex kun iyo laba boqol.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 4