Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadka Haaruun ah wiilkiisa Elecaasaar ahuna waa inuu u taliyaa saliidda laambadda, iyo fooxa udgoon, iyo qurbaanka hadhuudhka oo joogtada ah, iyo saliidda lagu subkado, iyo shuqulka taambuugga oo dhan, iyo waxa ku jira oo dhan, kuwaasoo ah meesha quduuska ah iyo alaabteedaba.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 4

arki Tirintii 4:16 macnaha guud