Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 35:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxa ku saabsan magaalooyinka aad reer Laawi hantida uga siin doontaan reer binu Israa'iil waa sidan, waa inaad kuwii badan magaalooyin badan ka qaaddaan, kuwii yarna waa inaad magaalooyin yar ka qaaddaan, oo mid waluba dhaxalkiisii uu dhaxlay magaalooyinkiisa reer Laawi wax ha ka siiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 35

arki Tirintii 35:8 macnaha guud