Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 34:27-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Qabiilka reer Aasheerna waxaad kala soo baxdaan amiir, kaas oo ah Axiihuud ina Shelomii.

28. Qabiilka Naftaalina waxaad kala soo baxdaan amiir, kaas oo ah Fedaheel ina Cammiihuud.

29. Kuwaasu waa inta Rabbigu ku amray inay reer binu Israa'iil dhaxalka ugu qaybiyaan dalka Kancaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 34