Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 33:24-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo haddana Buur Shefer way ka guureen, oo waxay degeen Xaraadaah.

25. Oo Xaraadaahna way ka guureen, oo waxay degeen Maqheelod.

26. Oo Maqheelodna way ka guureen, oo waxay degeen Taxad.

27. Oo Taxadna way ka guureen, oo waxay degeen Terax.

28. Oo Teraxna way ka guureen, oo waxay degeen Mitqaah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 33