Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 31:42-46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

42. Oo reer binu Israa'iil badhkoodii wuxuu Muuse gooni uga dhigay qaybtii raggii dagaallamay.

43. (Haddaba shirka badhkiisii wuxuu ahaa saddex boqol iyo toddoba iyo soddon kun iyo shan boqol oo ido ah,

44. iyo lix iyo soddon kun oo lo' ah,

45. iyo soddon kun iyo shan boqol oo dameerro ah,

46. iyo lix iyo toban kun oo qof.)

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 31