Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 3:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Laawi ii qaad intii aad ii qaadi lahayd curadyada reer binu Israa'iil oo dhan, oo xoolaha reer Laawina ii qaad intii aad ii qaadi lahayd xoolaha reer binu Israa'iil, oo reer Laawi kuwaygay ahaanayaan, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 3

arki Tirintii 3:45 macnaha guud