Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naadaab iyo Abiihuu waxay ku dhinteen Rabbiga hortiisa, markay dab qalaad ku bixiyeen Rabbiga hortiisa iyagoo cidlada Siinay jooga, oo iyagu carruurna ma ay lahayn. Markaasay Elecaasaar iyo Iitaamaar shuqulkii wadaadnimada kaga adeegi jireen aabbahood Haaruun hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 3

arki Tirintii 3:4 macnaha guud