Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 3:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa teendhooyinkooda ka dhistaa taambuugga xaggiisa bari iyo teendhada shirka horteeda xagga qorrax ka soo baxa waa inay ahaadaan Muuse iyo Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxay reer binu Israa'iil ugu talinayaan meesha quduuska ah; oo shisheeyaha u soo dhowaadana waa in la dilaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 3

arki Tirintii 3:38 macnaha guud