Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 28:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaannadooda cabniinkuna waa inay ahaadaan hiin nuskeed khamri ah dibigiiba, iyo hiin saddex daloolkeed oo wanka weyn la socdaa, iyo hiin rubuceed oo wanka yar la socdaa. Intaasu waa qurbaanka la gubo oo ay tahay inaad bixisaan bil kasta bilaha sannaddii oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:14 macnaha guud