Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 27:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu waa inuu is-hor taagaa wadaadka Elecaasaar ah oo isaga wax ugu weyddiin doona xukunka Uuriimka Rabbiga hortiisa. Iyagu eraygiisay dibadda ugu bixi doonaan, oo eraygiisay gudaha ku soo geli doonaan, isaga iyo reer binu Israa'iilka isaga la jiraaba, kuwaas oo ah shirka oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 27

arki Tirintii 27:21 macnaha guud