Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu reer Yacquub dembi kuma uu arag, Oo reer binu Israa'iil qalloocsanaan ugama uu jeedin. Rabbiga Ilaahood ah ayaa iyaga la jira, Oo waxaa dhexdooda ka yeedhaysa boqor qayladiis.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:21 macnaha guud