Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii waxay ku hadleen wax ka gees ah Ilaah iyo Muuseba, oo waxay yidhaahdeen, War dalkii Masar maxaad nooga soo bixiseen si aannu cidladan ugu dhimanno? Waayo, kibis ma jirto, biyona ma jiraan, oo naftayaduna kibistan khafiifka ah way ku yaqyaqsataa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:5 macnaha guud