Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ku alla kii qof dhintay meydkiis taabta oo aan isdaahirin, kaasu wuxuu nijaaseeyaa Rabbiga taambuuggiisa, oo qofkaasu wuu ka go'i doonaa reer binu Israa'iil, maxaa yeelay, isaga laguma rushayn biyaha nijaasta daahiriya, oo isagu nijaas buu ahaan doonaa, oo nijaasnimadiisa ayaa weli saaran.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 19

arki Tirintii 19:13 macnaha guud