Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 18:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulli waxyaalaha aad u quduuska ah oo dabka laga reebay oo aad lahaan doonto waa kuwan: mid kasta oo qurbaankooda ah, xataa qurbaankooda kasta ee hadhuudhka ah, iyo qurbaankooda kasta ee dembiga, iyo qurbaankooda kasta ee xadgudubka, oo ay ii bixinayaan, adiga iyo wiilashaadaba ayay aad u quduus idiin ahaan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 18

arki Tirintii 18:9 macnaha guud