Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 18:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan reer Laawi dhaxal u siiyey meeltobnaadka ay reer binu Israa'iil Rabbiga ugu bixiyaan qurbaan sare loo qaado, oo sidaas daraaddeed waxaan iyaga ku idhi, Reer binu Israa'iil dhexdooda dhaxal kuma lahaan doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 18

arki Tirintii 18:24 macnaha guud