Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse reer binu Israa'iil la hadlay, oo amiirradoodii oo dhammu waxay isagii siiyeen ulo, oo amiir kastaaba mid buu siiyey siday qabiilooyinkoodu ahaayeen, intaasu waxay ahayd laba iyo toban ulood; oo ushii Haaruunna ulahooday ku dhex jirtay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 17

arki Tirintii 17:6 macnaha guud