Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Usha Haaruun dib ugu celi maragga hortiisa in iyada loo haysto calaamo ka gees ah dadka caasiya, inaad iga joojisid gunuuskooda ay ii gunuusaan, yaanay iyagu dhimane.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 17

arki Tirintii 17:10 macnaha guud