Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana way wada urureen oo gees ka noqdeen Muuse iyo Haaruun, oo waxay iyagii ku yidhaahdeen, Idinku filan, maxaa yeelay, shirka oo dhan qof kastaaba waa quduus, oo Rabbiguna waa dhex joogaa iyaga. Haddaba maxaad Rabbiga ururkiisa isaga sara marisaan?

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 16

arki Tirintii 16:3 macnaha guud