Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 15:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas haddii qaladkii kama' loo sameeyey iyadoo aan shirku ogayn, shirka oo dhammu waa inay qurbaan la gubo aawadiis dibi yar Rabbiga ugu bixiyaan caraf udgoon, isaga iyo qurbaankiisii hadhuudhka, iyo qurbaankiisii cabniinka, iyo orgi ah qurbaanka dembiga, oo ha loo bixiyo sida qaynuunku leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 15

arki Tirintii 15:24 macnaha guud